Warbixin Ku Saabsan 65 Sana Guurada Todobaadka Xuriyada Oo Soomaaliya laga Xusey

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Lixdan iyo shan sano ka hor, maanta oo kale, ayey aheyd markii gobolladii waqooyiga Soomaaliya ee la oran jiray British Somaliland ay xorriyadda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska.

Magaalada Hargeysa oo xarun u aheyd maamulka gumaystihii Britain ee gobolladaasi, todobaadyadii ka hor maalinta xoriyadda, waxay kooxihii xorriyad-doonka ahaa ka wadeen diyaar garow aad u ballaaran oo ku aadanaa waynaynta maalintaas.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here