Gudiga Dhismaha Isbitaalka Degmada Wanlaweyn Oo Deeq Shamiindaha la wareegey

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Iyadoo weli uu socdo Dhismaha Isbitaalka Weyn ee Degmada Wanlaweyn kaasoo lagu dhisayo iskaashi Bulsho si baahida badan adeega Caafimaadka loogu boxo iyadoona hada isbitaalka uu maraya meel wanaagsan

Gudiga Dhismaha Isbitaalka Degmada Wanlaweyn ayaa Walaal Muxsin ah ka gudoomey 40 kiish Shamiinda ah oo loogu tala galay in lagu dhiso Isbitaalka maadama inta badan si iskaashi ah lagu dhisayo

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here