Dowlada KG Oo Hay,adda Badbaadada Carruurta kala hadashay Kordhinta deeqaha

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ku Simaha Madaxweyanaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda KG Dr Ali Said Fiqi ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Save The Children oo Baydhabo soo Gaaray.

Dowladda KG ayaa Madaxda Hay’adda Save The Children waxay kala hadleen Arimo ay kamid yihiin Mashaariicda ay ka wadaan Deeganada KG iyo sidii loo kordhin lahaa gaar ahaan Kaalmada dadka Barakacayaasha Nafaqada Caruurta

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here