Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Waxaa si rasmi ah loo bilaabay wajiga koowaad ee dhismaha waddada Xiriirisa Laascaanood ilaa Ceerigaabo, taas oo muhiim u ah isku xirka Gobollada iyo Horumarinta isu socodka Bulshada.
Munaasabadda furitaanka wajiga koowaad ayaa waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda SSC-Khaatumo, Bulshada ku dhaqan deegaanada ay wadadan dhexmarto, Maamulka Dugsiyada Deegaanka, iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday