Barnaamij Loogu Magac daray Nabadeynta Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulan looga arinsanaayey barnaamij looga magacadarey Nabadeynta ee Bishii la qabto Xal mar ayaa waxaa ka soo qeyb galey masulin ka kala Socota Hay’addaha Aminga Konfur Galbeed Iyo wasarada Caladalada.

Waxaana kulanka oo lagu qabtey magalada baydhabo ka soo qeyb Galey Wasiirada wasaradaha Aminga iyo Cadalada KGS Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ururada Bulshada Rayida iyo Xorjoogiyaasha Kamamka Magalada baydhabo aydioona Ka soo qeyb galiyaasha ay su.aala la Xariira Arimaha Nabadeynta ay weydiineyeen Masullinta Qeybta ka ahaa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here