Tababar Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Bulshada Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Tababarkaan oo socday Mudo Sadex Maalin ah Ayaa ahaa ujeedkiisa xoojinta kaalinta Culimada iyo Haweenka ay ku leeyihiin xalinta khilaafaadka iyo Nababda

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay wehliyaan qaar ka mid ah masuuliyiin ka tirsan Wasaarada ayaa munaasbada Tababarka lagu soo xiraayey goobjoog ka ahaa

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here