Kulan Looga hadlay Hirgelinta Qorshayaasha Dhulka KG Oo Baydhabo lagu qabtey

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud KGS Dahir Abdi Abdullahi ayaa shir gudoomiyay kulanka Gudiga dhulka,oo ay goobjoog ahaayeen dhamaan Xubnaha gudiga Dhulka iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada inta uu socday Kulanka ayaa lagu gorfeeyay Xaaladaha maamula dhulka ee KGS, Dhaqan galinta Qorshayaasha magaalo ee Xudur iyo Berdale iyo qodobo kale oo muhiim ah.

Kulankan ayaa Bishii yeeshaan Gudiga Dhulka ayaa waxaa diirada lagu saaraa Shuruucda dhulka Dowlada KG sidii loo dhaqan gelin lahaa Bulshadana loogu Wacyigelin lahaa in ay ku dhaqmaan kaasi oo ay sameysey Wasaarada Howlaha Guud ayna soo meel mariyeen Golayaasha Dowlada

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here