Dhismo Wadooyin Interlock Oo laga dhagax dhigey Degmada Dharkeenley

0
14

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu si Toos ah u dhagax dhigey dhowr wado oo laga dhisi doono wado Interlock ah kuwaasi oo ka jira bur-bur ayna dhibaato u qabaan Bulshada Degmada Waqtiga Roobabka.

Waxaana munaasabada lagu dhagax dhigaayay dhismaha Wadooyinka ka soo qeyb galey Gudoomiyaha Degmada dharkenley Qaar ka mid ah Howl wadeenada Dowlada Hoose ee Degmada Hooyoyinka Gudoomiyaasha Xaafdaha iyo Masuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here