Bulshada Baraawe Oo lagala tashanaya Wax ka bedelka Dastuurka dalka

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Baraawe ee xarunta Dowladda KG ayaa waxaa si rasmi ah loogu daahfuray kulanka wacyigelinta Bulshada ee la xiriira Arrimaha dib-u-eegista iyo wax-ka-bedelka Dastuurka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulankan oo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah lagu qabto Degmada Baraawe, ayaa waxaa ka soo qaybgaley qeybaha kala duwan ee Bulshada, oo ay ka mid yihiin Haweenka, Dhalinyarada, Culimada, Odayaasha dhaqanka, dadka Naafada ah iyo kuwa la haybsooco.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here