Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Inta badanna siyaasadda waxaa loo arkayay mid lacag un laga sameeyo, ee looma arki jirin meel isbeddel weyn looga sameeyn karo nolosha shacabka. Inkastoo geeddi-socodka siyaasadeed u furmay dhallinyarada.
Wali xaqiiqda murugsan ee jirta ayaa ah in dhaqammadii hore ee sumcadda ka xumeeyay siyaasadda Soomaaliya ay wali sii socdaan oo ay xitaa ku xidideysan yihiin jiilka cusub ee ku biiray siyaasadda heerarka kala duwan ee dowladda.
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani