Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Gadiidleyda , Nabadoono iyo waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa soodhoweeyey Dhismaha wado laami ah oo isku xirta Degmada Baladweyne degmada Farlibaax ee galbeedka gobolka Hiiraan
Wajiga koowaad ee dhismahaan oo dhawaan la soo gebagabeeyey aya wxaa ay sheegeen dadka isticmaalaayey wadadaan in ay dhibaato kku qabeen maristeed
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday