Kulanka Todobaadka isla Xisaabtanka Dowlada iyo Bulshada Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka Todobaadka isla-xisaabtanka Xoojinta Isdhexgalka iyo daah-furnaanta Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Baydhabo, kaas oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Koonfur Galbeed.

Kulankan oo ahaa Dood-wadaag ayaaa waxaa Xiritaankiisa ka qeyb-galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Koonfur Galbeed, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasiiro kale, Agaasimayaal, Xildhibaano, Odayaalka dhaqanka, qeybaha Bulshada iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowlada koonfur galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here