Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladd-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ku daah-furtey Kulan ku saabsan Xoojinta kaalinta Culimada iyo Haweenka ee ku aadan dhanka iyo Xallinta Khilaafaadyada.
Kulankan oo ay ka qeyb-galayaan Culima’udiinka, Haweenka, Odayaalka dhaqanka, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa Daah-furkiisa Goob joog ka ahaa Xubno ka tiran Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed,Lataliyaha Madaxweynaha, Agaasimiyaal, iyo Masuuliyiin kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday