Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madarasarada Abuu Ayuub Al-Ansari ee xifdinta qur’aanka kariimka Ee Magaalada Baydhabo ayaa ardayda ka qalin jabisa loo qabtay xaflad si heer sare ah loo agaasimay, taas oo lagu abaalmarinayay ardayda dhamaysatay culuumta diinta Islaamka .
Xafladda ayaa waxaa ka soo qeyb galay culimada degmada, waalidiinta ardayda, mas’uuliyiin ka tirsan bahada waxabarshada iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi