Ardeyda Jaamacada Koonfurta Magaalada Baydhabo Oo Doortey Gudoon Cusub

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)  Munaasabadan lagu dooranayey Gudoonka Ardeyda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo kadib markii Gudoonkii hore waqtigu ka dhamaadey si Howlaha Ardeyda u sii socdaan oo ay kamid tahay ka warqabka Waxbarashadooda baahidooda dhiiri gelinta iyo isku xirnaanta

Goobta Doorashada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Jaamacada Ardeyda Macalimiinta iyo Marti sharaf kale iyadoona Gudoonka Ardeyda ay ku tartamayeen dhowr Muasharax oo kala duwan iyadoona halkaasi ku soo Bandhigeen waxyaabaha ay doonayeen in ay qabtaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here