Olole Lagu iibinayo gaari Dabdemis ah Oo laga bilaabey Beledxaawo

0
9
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Bulshada iyo maamulka degmada Beledxaawo ee gobolka gedo ayaa waxey is wada jir ah ay iskaga kaashaneyaan barnaamijka Is Xilqaan ah oo degmada looga iibinaayo gaari dabdamis ah maadama uu muhiimada gaar ah u leeyahay guud ahaan buslahad Degmada iyo Degaanada hoos yimaada.

Barnaamijkaani oo ah mid ay si guud ah uga arinsandeen bulshad iyo Maamulkoda ayaa waxaa keeney in ay jiraan baahiyaad kala duwan ee loo qaba gawaarida dabdamiska maadama ay iska jiraan goobo badan oo ka kaca dab ay sameeyn kala duwan kala kulmaan bulshada maadama aan haysan dabdamis

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here