Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Waxaa Gobolada Baay Bakool Iyo Shabellada Hoose Ee Konfur Glabeed Soomaliya si toos ah Looga Daahfurey Imxintaanka Shahaadiga ee Fasalada 8deeda oo ay qaadeysa Wasarada waxbarshada Dowlada Gobolledka Konfur Galbeed Ayidoona ay ka Qeyb gali donaan Ardeyd Fara Badan.
Wasiirka wasarada waxbarshada KGS oo ay wehelineyaan Gudoomiyaha Baarlamaanka KGS Iyo Masuulin kale ayaa waxey si toos ah magalada baydhabo uga daahfureen imtixaanka shahaadiga ayidoona uu sanadkaani ay ardeyda ka badan yihin tiradii sanadkii hore 2022 iyo 2023 ayna tani dhiiragelin u tahay Ardeyda jacel waxbarshada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ