Bulshada Xaafada Isha Magaalada Baydhabo Oo lagala hadlay ilaalinta Nadaafada

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan uu soo qaban qaabiyay Maamulka Xaafada Isha ayaa waxaa looga hadlay sidii loo soo celin lahaa bilicda waddooyinka si ay u noqoto magaalo qurux badan oo loo dalxiis tago iyadoo iyo Horumarinta Amniga sidii la isku kaashan lahaa waxaana Kulanka ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here