Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Hotel Rio Palace oo kamid ah kuwa Casriga ah ee ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo kordhiyey Maqaayad casri ah oo laga heli karo Cuntada Nocoyadeeda kala duwan, taas oo Muhiimad gaar ah u leh Bulshada Magaalada.
Munaasabadda Xarig jarka qeybta Cusub Maqaayada casriga ah ee Hotel Rio Palace ayaa waxaa ka qeyb-galay Masuuliyiin , Marti sharaf la casuumay iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Baydhabo.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday