Kulanka Todobaadka isla Xisaabtanka Dowlada iyo Bulshada Oo Baydhabo laga Dah-furey

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Todobaadka Isla-Xisaabtanka iyo Dood-wadaagga ku saabsan Xoojinta Is-dhexgalka iyo Daahfurnaanta Dowladnimo ayaa qeyb ka ah istaraatiijiyad ballaaran oo lagu kobcinayo daahfurnaanta, isla-xisaabtanka, iyo kalsoonida bulshada ee hay’adaha dowladda ayaa waxaa si rasmi ah looha haadfurey magalada baydhabo.

Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed iyadoo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo maamul-wanaagga iyo ka-qaybgalka bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here