Farsama yaqaanada Agabka Beeraha Oo Xili abuurkan u noqotay Fursad ay dhaqaale ka sameeyaan

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xili Beeraleyda Gobolka Baay heleen Roobab ayaa waxay Bilaabeen Sidii ay Beeraha u abuuran lahaayeen maadama Sanaadkan raja ka qabaan in ay u noqoto Sanad Barwaaqa ah sidaa darteedna ay Muhiim tahay ka Faaideysiga Nimcada Rabbi ay heystaan.

Dadka ka shaqeeya Agabyada loo isticmaalo Beeraha ayaa hada bilaabey sameynta Yaambada, Masaarta, Mindida iyo kuwa kale,dadka Tumaashana ay iyaguna u noqotey Fursad ay dhaqaale ku sameeyaan iyagoo bilaabey sidii ay u sameyn lahaayeen agabkaas ay Beeraleyda u baahan yihiin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here