Dib u heshiisiinta Beelo ku dagaalamay Jowhar Oo lagu guuleystey.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Shirka dib u heshisiinta Beelo walaalaha oo ku dagaalamey deegaano ka tirsan Hirshabeele ayaa ka socday maalmihii lasoo dhaafay Jowhar islamarkaana waxaana lagu gaarey heshiis ah in gudi loo saaro labada dhinac qasaarihii soo kala gaarey

Waxaa goobjoog ka ahaa shirka dib u heshiisiinta Gudoomiyaha Degmada Jowhar , odayaasha dhaqanka,waxgaradka iyo wakiillo ka kala socday labada beelood intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray sidii xal waara loogu heli lahaa khilaafka kusoo noqnoqday labadda beel, loona adkeyn lahaa nabadda iyo wada-noolaanshaha bulshada deegaanka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here