Dhalinyaradda Degmada Kismaayo Oo Olole Nadafadeed ka bilaabay Wadooyinka

0
5
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa bilaabey olale nadaafadeed oo iskugu jirta bilic soocelin Iyo u diyaargarowga Todobqadka Xurida ee nagu soo food leh .

Olalahaan ayaa Waxaa laga sameeyey Xaafadaha , Xareeraha wadooyinka iyo goobaha ay iskugu imaanayaan Dad weynaha Degmada Kismaayo waana Tartan loo qabtey Xaafadaha Kismaayo

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here