Xarunta Calafka Xoolaha Degmada Wajaale Oo Xariga Laga Jaray

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Somaliland ayaa waxaa Xarig jar ku sameeysay Xaruunta Calafka Xoolaha ee Tuulada Laan-Barwaaqo Degmada Wajaale Ee Somaliland.

Waxaa Munaasabadda Xarig jarka Goob joog ku ahaa Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland, Guddoomiyaha Gobolka Gabiley Maxamed Cabdillaahi iyo Xoghayaha Fulinta Degmada Wajaale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here