Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Isbitaalka Marwo Fertilaty Center oo ka shaqeeya Arimaha Dhalmada ayaa Hoyooyinka Uurka leh u bilaabay wacyigelin bila ah oo quseyso xaaladaha Uurka iyo sida ay ula tacaali karaan arimaha cunuga caloosha ku jira
Haween badan oo ku nool muqdishoa ayaa ka qeybgalay kulankaan wacyigalinta ahaa oo intiisa badan looga hadlaayey hooyada Uurka leh sida ay ula socon karto xaalada ilmaha iyo joogteyn in lala socdo dhaqtar
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani