Qoysas Barakacayaal ku nool Kismaayo Oo dib u dejin Loo Sameeyey

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa dib u dajin u sameeyay Qoysas Barakacayaal ah oo la siiyay guryo xal waara ah oo gaaray 250 Guri.

Waxaa Munaasabadan ay Masuuliyiinta Wasaaradda iyo Hay’adda Qaxootiga xariga kaga jarayeen Guryahan xalka waara ah dib u dajintii ugu horreysay loogu bilaabay 70 qoys oo barakacayaal danyar ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here