Awaamiir laga soo saarey Caafimaadka Xoolaha Degmada Afgooye.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda K/Galbeed Mahaad Mohamed Iise iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Soo Gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Wafdiga oo ay kamid ahaayeen Taliyaha Boliiska Dowladda K/Galbeed iyo Boliiska Gaarka ah ee Gobolka waxaa Magaalada kusoo Dhaweeyay Gudoomiyaha Degmada Afgooye Gudoomiye kuxigeenada Gobolka iyo Degmada iyagoona Kormeeray Kawaanada Hilibka ee Degmada Afgooye.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here