Shir Sanadeed Looga hadlayo Arrimaha Diinta Oo Ka Furmay Magaalada Tukaraq.

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Shir sanadeedkii 16-aad ee Markazka Nugaaleed ee Dacwada iyo Waxbarashada ayaa saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Tukaraq ee gobolka Sool , waxaana ka qeybgalay wasiiro Xildhibaano, Odayaal iyo Culimada Deegaanka

Gudoomiyaha Markazka Nugaaleed Ismaaciil Cumar Cismaan ayaa furay shirka waxaana uu ka sheekeeyey aas aaskii Markazka Nugaaleed iyo shirka sanadeedkii 16-aad waxyaabaha looga hadlaayo

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here