Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Olalahaan oo qeyb ka ah Qorshaha Bilic soo celinta Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa iska kaashaday Maamulada Degmooyinka iyo Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Dowladda Hoose ee Xamar .
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu digniin u diray dadka ku ganacsada hareeraha Laamiga in aysan ku xad-gudbin Nadaafada, isla markaana aan la aqbali doonin in qashin lasoo dhigo wadada ayaa ollole nadaafadeed ka sameeyay waddada dheer ee Makka Al-Mukarama.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi