Dowlada Soomaaliland Oo lagu wareejiyey dhul lagu dhisayo Isbitaalka Dhimirka Degmada Bali-gubadle

0
8
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Soomaliland Zamzam Maxamed salaax ayaa safar shaqo ku tagtey Magaalada Baligubadle oo Maamulka Gobolka Hawd ka gudoontey dhul loogu talagaley Cuspitaal loogu tala galay in lagu dabiibo dadka Dhimirka ka xanuunsan ee ku nool Gobolka Hawd.

Goobta lagu wareejinayay ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Gobolka Howd iyo kan Degmada Baligubadle Saraakisha iyo Odoyaasha deegaanka iyadoona ujeedadu tahay sidii kor loogu qaadi lahaa Tayada adeega Caafimaadka gaar ahaan kuwa dhimirka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here