Bandhiga Daraasad ku Saabsan Heerka Isticmaalka Mashiinnada Beeraha Oo lagu qabtey Muqdisho

0
5

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Oo kaa shanaysa Daladda Hay’ada SomRep ayaa Magaalada Muqdisho ku Soo Bandhigtay Daraasad ku Saabsan Heerka Isticmaalka Mashiinnada ama qalabka Beeraha ee Dalka si looga faa’ideysto.

Daraasadda Cilmi barista oo lagu sameeyay Heerka Isticmaalka Mashiinnada Beeraha,adeega Agaf-agafka Beeraha ayaa laga soo sameeyay Magaalooyiinka Jowhar, Doolow, Afgooye, Buula burde, iyo Degmada luuq.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here