Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dugsiga Tabararka farsamada Gacaanta Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Xirfadaha Farsamada Gacanta ku barta dhalinyarada isugu jira Rag iyo Dumar taasoo gacanta ku heysa Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada
Ujeedada kormeerka Wasiirka ayay ahayd in la helo xog guud oo ku saabsan baahiyaha Dugsiga farsamada. Ardayda, maamulka dugsiga, iyo macalimiinta ayaa laga dhagaystay baahiyahooda si kor loogu qaado tayada barashada Xirfadaha Farsamada Gacanta
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi