Wariyaal Tababar Loogu soo gabagabeeyey Magaalada Xudur

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Gudoomiyaha Degmada Xudur oo ay wehlinayeen qaar ka mid ah Ku xigeenadiisa ayaa waxey Degmada Ku soo Xireen Tababar Socdey mudo Sedax Maalin ah oo ay ka Faa’ideysanayeen Wariyaasha Degmada Kaasi oo ay Bixineysey Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SWJO)

Tababarkan oo ka qeybgalay 20 Saxafi oo ka kala socday Warbaahinta Maxalliga ah iyo Wariyaasha Gobolka, iyadoo lagu barayo habab wax ku ool ah oo lagu horumarin karo Saxaafadda loo dhan yahay, laguna abuuri karo Deegaan shaqo oo ammaan ah

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here