Gudiyada Golaha Wakiilada Puntland Oo Laga Dhageystay Xogo ay soo aruuriyeen

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Fadhiga sadexaad ee Kalfadhigiisa 56 aad ee golaha wakiilladda DPL ayaa maanta si rasmi ah loogu qeybiyey ajandaha Kalfadhiga waxaana warbixinno laga dhageystay qaar ka mid ah gudiga gola

Ajanadaha kulanka oo ahaa dhageysiga warbixinnada Guddiyada, ayaa waxaa warbixinno ka jeediyey Golaha Guddiyada kala ah Gudiga Shuruucda Cadaalada, Gudiga Arimaha Diinta iyo Dastuurka , Gudiga Arimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyada, Gudiga Anshaxa iyo Arimaha Golaha , Gudiga Arimaha Xuquuql insaanka Haweenka iyo Arimaha Qoyska

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here