Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Isbitaalka Tiirow oo kamid ah Isbitaalada gaarka ah ee ka howlgala Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu bixiyaa Adeegyda Caafimaadka ee kala duwan gaar ahaan Baaritaanka iyo Daaweeynta Cudurka Tiibayda (TB) oo intabadan Bulsho badan ay la nool yihiin.
Xili ay Bulsho badan oo ka kala yimaadey Deegaanada fog fog ee Koonfur Galbeed iyo Xaafadaha Magaalada Baydhabo ayaan Booqanay Qeybta TB-da ee Isbitaalka, kuwaas oo isku jiray kuwo qaata daawada TB-da iyo kuwo dhamaystay isticmaalkeeda.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday