Hey’adda Sheybaarka Sumaha Beeraha Oo laga Daah-furay Muqdisho

0
5
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Hay,adda SARIS oo wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arimaha Beeraha iyo dabagalkooda ayaa Magaalada Muqdisho ka dahfurtey Sheybaarka Beeraha Dalka

Furitaanka waxaa ka qeybgaley Wasiiro ka tirsan Xukuumada Sooomaaliya , Xildhibaano quburo ku taqsusey Arimha Sheybaarka Beeraha iyo iskaashatada beeraleyda ka dhisan Beeraha

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here