Taliska Asluubta Soomaaliya Oo dhiira gelin ugu tagay Ciidamo Lagu Tababarayo Baydhabo

0
10
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa waxaa uu kormeer rasmi ah ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Asluubta ee ku yaalla magaalada Baydhabo.

Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo tayada ciidamada Asluubta iyo horumarinta xarumaha tababarka ee dalka. Taliyaha ayaa kulamo gaar ah iyo kuwo guud la yeeshay ciidamada ku sugan dugsiga, isagoo ka dhageystay warbixino ku saabsan xaaladooda nololeed, habsami u socodka tababarka, iyo baahiyaha jira.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here