Mashruuc Xirfado Lagu Barayo Barakacayaasha Oo Laga Dahfuray Baydhabo.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Mashruucan lagu dahafuray Magaalada Baydhabo ayaa ah mid loogu magac darey Nolol wadaag kaasi oo aya maalgelinayso Hay’ada Gird oo looga talagay daka Barkaacayaasha la baro xirfadu ay ku shaqeeystaan si Noloshooda uga maareeyaan waxa ay bartaan

Munaasabada Daahfurka Waxaa ka qayb galay ⁠Wasiiro ka tirsan Maamulka KG Maamulka Dagmada Baydhabo Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayasha iyo masuuliyiin kale

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here