Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) iyadoo ay muhiim tahay barashada Culuumka Diiniga sidoo kalena ubadka Soomaaliyeed marka ugu horeyso waxa la baro ay tahay quraanka Kariim ayaa Culimada Degmada Kismaayo waxaa ay dhagax dhigeen Machad lagu baran doono Culumta shareecada Islaamka
Munaasabada dhegaxdhiga Mahacadkaan oo ka dhacdey Xaafada Guulwade ee Degmada Kismaayo ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaarada Diinta iyo Arimaha Awqaafta Jubaland iyo qaar ka mid Culimada kismaayo
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani