Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Bulshada degaanka barwaaqa oo ka mid ah degaanada hoosyimaada degmada balan bale ee gobolka galgaduud ayaa waxey madaxweynaha dowlada galmudug iyo masuulinta kale uga mahadeliyeen qudista Ceel Biyoodka Cusube ee degankaasi oo ay muhiimada gaar ah u laheyd bulshada Maadama ay ahaayeen kuwa baahiyo kala duwan u qabey in ay helaan Ceel ay ka helaan biyo nadiif oo ku filan
Waxaana munaasabada wareejinta Ceelbiyoodka ka soo qeyb galey Agaasimaha guud ee wasarada qorsheenta galmudug gudoomiyaha degmada odeyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir