Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) iyadoo dhawaan ay bilaaban doono Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Soomaaliland ayaa Wasaaradda Waxbarashada waxaa ay kulan wacyigalin ah u qabatay ardayda Caasimada Hargeysa ee u fadhiisanaya imtixaanaadka .
Waxaana kulanka wacyigalinta ah ka soo qeybgaley Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Barbaarinta Soomaaliland , Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka , Agaasimaha Guud Wasaarada , Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani