Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tartan Ciyaareedkan oo muddooyinkii dambe ka socday Degmada Diinsoor ayaa waxaa ka qeybgalay 12 kooxood oo ka kala yimid xaafadaha Degmada Diinsoor waxaana uu qeyb ka ahaa dadaallada Maamulka Degmada si loo dhiirri geliyo isdhexgalka Bulshada iyo Horumarinta Ciyaaraha dhallinyarada.
Munaasabadda xiritaanka tartanka Waxaa Goobjoo ahaa Mas’uuliyiin kala duwan oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada iyo ku-xigeenadiisa, iyadoo lagu muujiyey farxad, isdhexgal, iyo dhiirrigelinta dhallinyarada ah
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady