Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Si Haweenka u noqdaan kuwa isku xiran una Midoobeen iskuna xirnaadaan ayaa Ururka Haweenka Degmada Dangorayo qabsadey Shirweynaha isku xirka Haweenka Degmada kaasoo diirada lagu saarey Sidii Haweenka u gaari lahaayeen isku filnaansho islamarkaana ugu bixi lahaayeen Caqabadaha Nolosha Mustaqbalkooda ku xeeran
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxda Ururka Hawenka Degmada Dangorayo Haweenka kala duwan ee ku dhaqanka Xaafadaha Magaalada iyagoo halkaasi ku soo Bandhigeen waxyaabaha ay rabaan in ay Xaqiijiyaan in ay gaaraan iyagoo isku dhiiri geliyay Midnimo iyo wadajir
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi