Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ansixiyay Qorshaha Istiraatiijiyadda Dhab-u-heshiisiinta

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankan oo lagu Ansixinaayay Qorshaha Istiraatiijiyadda Dhab-u heshiisiinta Gobolka Banaadir ee 2025-2029, ayaa waxaa lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, kaas oo waafaqsan Siyaasadda Qaran ee dhab u heshiisiinta.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir, Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir, Gudoomiyaasha Degmooyinka, Ururada haweenka, dhalinyarada, wakiilada Baahiyaha gaarka ah qaba iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here