Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankan lagu qabtey Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo Bandhigaayay warbixin ku saabsan Cudurka Cagaarashowga iyo Cudurada ku dhaca uur ku jirta kaasoo sameeyey Isbitaalka Dhiblaawe ee ka howlgala Magaalada Muqdisho si Bulshada loo dareensiiyo halista uu leeyahay iyo sidii loogu hortagi lahaa
Bandhiga ayaa waxaa ka qeyb galay Dhaqaatiir Aqoonyahano qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Baydhabo Maamulka Degmada iyadoona halkaasi lagu dhiiri geliyay Warbixintan Muhiimka u ah badbaadada Dadka Maadaama Cudurkaan kamid yahay Cududarada dilaaga ah
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady