Deegaano ka tirsan Kismaayo Oo Mashaariic Horumarineed laga hirgeliyey

0
22
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Deeganada Qaraaseya iyo Turqade ee hoos taga Magaalada kismaayo ayaa waxaa Mudooyinkan dambe ka socodey Mashaaric kala duwan oo isuga jirta qodista goobo lagu keydiyo biyaha iyo adeegyo kale oo looga fad’ideynaayo bulshada daganadaasi.

Wasiirka Wasaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha Jubbaland oo ay weheliyan Masuliyiin kale ayaa kormeer ku tagey Deeganadan oo ka socodey Mashaariicda kala duwan, iyadoo ujedkooda uu ahaa xarig jarka Mashaaric hore loo hirgeliyay iyo dhagax dhiga kuwa kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here