Tababar lagu baranaayey Culuumta Diiniga Oo Ardeyda Ceelwaaq loo soo xirey

0
14
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababarkan ayaa ahaa mid ardeyda wax ka barata madaarsita degmada ceelwaaqa ee gobolka gedo lagu baraayey Culuumta Diinta iyo Shareecada islaamka oo u socodey mudo Labo Isbuuca ah ayaa lagu soo geb gebeyey degmada ceel waaqa

waxaana munaasabada ardeyda looga soo hiraayey tababarka ka soo qeyb galey maamuliyaasha iyo macalamiinta madaarsita maamulka degmada culmaawadiin waladiin iyo Ardeyda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here