Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Gobolka Daadmareer ayaa hawlgal lagu joojinayo shiditaanka Dhuxusha ka fulisay qaar ka mid ah deegaanada gobolka Daadmareedh ee Soomaaliland
Howlgalka ayaa waxaa laga fuiliyey Deegaano ka tirsan Daadmareer waxaan horkacaayey isku duwanaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Gobolka Daadmareer waxaan aku wehlinaayey ciidanka Booliiska goobolka
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani