Dhismaha Waddo isku Xirta Xaafadaha Deegaanka Lafoolle Oo la Dhagax-dhigay

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Maamulka Deegaanka Lafoole oo kaashanaya kan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Si Rasmi ah u dhagax-dhigay una Bilaabay Dhismaha Wadda isku xirta Xaafadaha Al-Xayaad iyo Jabab-geele ee Ceelasha Biyaha.

Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Shabelkaha Hoose Mudane Abdullahi Dahir Dhaga-yuur iyo Gudoomiyaha Deegaanka Lafoole Mudane Nur ibrahim Osman (Nur Jiile) oo ay Wehliyaan Agaasimaha Waaxda Dhulka Gobolka iyo G/Kuxigeenka Howlaha Guud ee Deegaanka ayaa si Rasmi u dhagaxdhigay.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here