Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah barakacayaasha ku nool kaamamka magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxey wajaxeyaan haalada Noala Xuma ah ayidoona in mudo ah aanan helin wax caawinaad ah ee uga yimid hay’adaha sidoo kelana ay wayeen shaqooyinkii yar yaraa ee ay ku maareyn jireen noolashooda maadama ay magalada ka jiro shaqo yari.
Dadkaani oo markoodi hore darufo kala duwan uga soo barakaceen degaanadood ayaa hatan waxey yihin kuwa saameyn kala duwan ka haysta dhanka noolasha halka ay ku noolyihin.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir